• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

XUKUUMADA SOMALILAND OO LAGA AFDUUBAY SHAQAALE DAWLADEED OO JOOGEY DEGAANKA TALEEX, SOOL


sted by garbodadartimes on August 12, 2011 · Leave a Comment

somaliland2.jpg

garbodadartimes TALEEX – Wararka ka imanay degaanka bariga Somaliland ayaa sheegaya in maleeshiyoonyinka SSC iyo Puntland ay gacanta ku dhigeen xildhibaano, saraakiil ciidan oo uu ka mid yahay Col. Dhoodi (taliyaha aaga bari-sawirkan kore), iyo shaqaale dawladeed. weerarkan oo aan ahayn markii ugu horaysay waxay Puntland maxaabiistaa geysay magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.

 

somaliland1.jpg

Hadaba safarka madaxwaynaha ee dalka Chinaha iyo dhaqdhaqaaqan milatari ee bariga ayaa isku soo beegmay iyadoo ay mudo qabowday xiisadan bariga ay ka wadaan jabhada SSC.

Maxaabiista waxa ka mid ah taliyaha nabadsugida, gudoomiyaha waxbarashada, xeer ilaaliyaha gobolka, gudoomiyaha maxkamada degmada, taliyaha ciidanka taleex iyo dhaliyar badan.

waxay wararku sheegayaan – xildhibaan Koore xildhibaanka la yidhaah ayaa ka fakaday weerarkan oo imikana ku dhuumanaya buuroleyda Dhagax-gurguur oo u dhow degaanka Carooley halkaasna ku sugaya ciidan soo kexeeya oo soo dhaafiya degaankaa colaadeed.

somaliland3.jpg

Weerarka waxa ku dhaawacmay 7 qof qaarna cisbitaalka ayaa la geeyey qaarna xabsiga Garoowe; Weerarka waxa ku geeriyooday gudoomiyihii waxbarashada gobolka Sool Marxuun Xassan Maxamed Dahir

garbodadartimes

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: