• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Dhegayso:Dugsi Sare oo Boodhin ah (boarding ) oo laga dhisayo Degmada Dilla


Dilla (giriyaadnews)-Dugsi sare oo Boodhin ah oo laga dhisayo duleedka magaalada Dila oo maanta la soo dhagax dhigay. waxa fulinaya dhismaha dugigaa iyo gacan ku hayntiisa qurba jooga u dhashay degaanka oo ay ka mid yihiin ragan hoos ku qoran iyo waliba aqoon yahano dhalinyaro duqay iskugu jirta oo jooga dalka gudihiisa.

Axmed Cabdilaahi Aadan.
Idiris Muuse Ducaale
Muxumed Ibraahib Xaaji
Maayarka Dila. Cabdi Xaaji.
Suldaan Nuur axmed jibriil.
Xildhibaan. axmed Barkhad/
Ceelaabe.
Cabdi Xasan Cige.
C/qani maxamed Adan
Culumadiin, aqoon yahano.

dhamaan waxa maanta goobta iskugu yimid wax gradka degaanada Bariga Boorama waxana la dhagax dhigay halkii laga dhisilahaa Dugsi Sare oo ay Dila yeelato iyo Degaanada ku xeeran guud ahaan Bariga Boorama iyo Galbeedk Gabiley masaafadaa oo lagu qiyaasay inay ka dhisan yhiin 57 dugsi dhamaan digsiyadaa waxa ka dhaxayn doona oo ardaydaasi wax ka baran doontaa dugsigaa sare ee laga dhisayo Duleedka magaalada dila oo noqon doona mid ay ardaydu u hoydaan jiif, cunto. iyo waxbarashaba ay ka heli doonaan.

waxan ku deeqay dhulka laga dhisayo dugsigaa qaar ka mida beeraylayda Degaanka Dila. waxayna bixiyeen dhulka dhan. 200.mitir oo balaca iyo 300. dherer ah.

wabsaytka giriyaadnews oo goob joog ka ahaa xafladii iyo maamuuskii loo sameeyay dhagax dhiga dugsiga Cusub ee Boodhinka ah ee laga dhisayo duleedka magaalada dila waana markii ugu horayasay ee magaalooyinka awdal mid ka mida laga hindiso in laga dhiso Dugsi sare oo Boodhin ah.

Dhegayso

http://saylac.com/mp3/Wimpy%20MP3%20Player%20v6.0.28/wimpy.swf
Dahir Axmed Jirde
giriyaadnews
Dilla Awdal Somaliland

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: