• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Dhageyso Qubanaha Shabakada Warsanmag Oo Wariye Dugsiiye Ku Qaadaa Dhigayo Qodobo Ay Mid Yihiin Dimuqraadiyada, Hogaanka Aduunka Iyo Jiritaanka Xeerka Somaliland


Barnaamijka qubanaha Warsanmag ee maanta oo ah mid aad u xiiso baddan isla markaana ay ku xidhan yihiin kumanaan qof oo dunida meelo kala duwan ku nool ayaa waxaa aalaaba soo bandhiga aqoonyahanka weyn ee Suleiman Abdi Dugsiye oo isagu ka mid ah hawlwadeennada shabakada caanka ah ee Warsanmag.

Barnaamijkan oo uu xidhiidhinayo Wariye Dayib Aw Hassan Habane ayaa Mr Dugsiiye  kaga hadlayaa qodobo ay ka mid yihiin dimuqraadiyada, Hogaanka aduunka, jiritaanka xeerka Somaliland iyo sidda aduunku kala yahay, Waxaa kale oo isaguna Barnaamijkan ka qeyb qaadanaya Maxamed Cawaale oo si qodoto dheer ugga waramaya dimuqraadiyada Aduunka.

Si Aad U Dhageysato Barnaamijkan Xiisaha Baddan Fadlan Guji Linkigan Hoose.

http://www.warsanmag.com/audio/qobanaha.MP3

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: