• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

maqifka bulshawaynta gadabuursi ee ka soo jeeda dagaanka djibouti oo iyagu markale eedaynaya magacabista gobolka salal


Aqoonyahanno iyo hogaamiye dhaqameedyo kasoo jeeda degaanka Gadaboursika ee Jibouti ayaa diidmo ka muujiyey dhawaanta   gobolka lagaga dhawaaqay somaliland , isla markaana sheegay in magacaabistii Gobolka ” Salal: “Annagoo ka mid ah waxgaradka iyo aqoonyahannada Beesha Samaroon ee Reer Jibuuti, annagoo ka tarjumayna dareenka qaybo badan oo ka tirsan isla beesha ee dalka gudihiisa ee Gadabuursika, hase yeeshee magacabista Gobolka way ka duwanayd arrimaha dhaqanka iyo  siyaasada ah maadaama qaybo ka mid beeshuna aanay raalli ka ahayn magacaabistaasi Salal district.

Magacaabistaasina ay abaabuleen shakhsiyaad ka mid ah Beesha Issa ee  fadhigoodu yahay Hargeysa , Jibouti kuwaasoo doonayey una adeego danahooda.

Isla markaana arrimahasi oo keeneen khilaaf suurtagashay ” Awdal state”. Gaar ahaan hadii hoos u daadego dadka reer Djibouti * Gadabousiga * waxay awdal state ugu farxen farxad aan la qiyaasi karin.

Waxaan talo  ka u soo jeedinaynaa waxgaradka beesha  Gadabuursii . Waxaa soo ifbaxaya warar sheegayaa in Gadabuursi uusan u diyaar aheyn midnimo guud ee somaliland. Somaliland waxay noqoday tusbax kala furtay oo ay aad u hawl badan tahay sida dib la isku xidhi laxa.
Shirkii dhawaan lagaga hadlaayey arrimaha Gadabuursika ee UK  lONDON , Gadabuursi waxay iska  taageen mowqif isku mid ah oo ah ” Awdal state”. Gadabuursi warkoodu wuu cad yahay.

Waxa la wada ogyahay in deegaanka ( lughaya, zaylac, boon, borama  ila iyo gebiley ) iin bulshada Gadabuursigu ay lahaayeen taariikh soo-jireen ah oo ku suntan ” Adal empire” . Waxa aan shaki ku jirin in nidaamkaa dawladnimo ee kala dambeynta ku dhisnaa laga dhaxlay horumar dhamaystiran oo cid walba qaddariso ilaa dawladda Ingiriisku aqoonsi ahaan u tilmaantay “Dhulkii Gadabuursiga”(Gadabuursi Territory).Sidaa awgeed isbadalka dhaqan-dhaqaale ee ku yimid bulshada Gadabuursi iyo deegaankiisaba waxa sababtiisa ugu weyn lahaa iyaga oo albaabka u furay cid kasta oo fursad u la’ayd fur-furka nidaamkaa Gadabuursi.

Cidii fikirkayga mid ka duwan qabta iyo cidii igu waafaqsaniba ha iigu soo hagaajiyaan website:

Afhayeeka Reer Jibouti
Mahamoud Ali youssouf.

giriyaadnews

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: