• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

breaking news dabaal war ah oo naga soo gaadhay salaadiinta iyo oday dhaqameedka beesha jibriir yoonis oo ku wajahan ugaaska beesha gadabuursi


wararka naga soo gaa dhaya magaalada boorama ayaa waxaa la sheegayaa inay beesha jibriir yoonis yeelatay shir ay kaga hadlayeen ugaaska beesha gadabuursi shirkaa oo lagu qabtay magaalada qulugeed ee boorama kaga wajahan dhinaca waqooyi shirkani ayaa waxuu socday 2 dharaarood oo laysu mari waayay sidii looga qayb qaadani lahaa soo dhawaynta ugaaska beesha gadabuursi ugaas cabdi rashiid ugaas rooble ugaas doodi ayadoo gadabuursiga kali ay u diyaar garoobeen soo dhawaynta ugaas cabdi rashiid ugaas rooble ayaa beel ka mida beelaha makaahiil oo ah beesha jibriir yoonis shirkii ay ku qabteen magaalada qulujeed 18/8/2011 ay ku soo saareen go aan ah ugaasku waa inuu ka soo baxaa beelaha jibriiryoonis waxayna sheegeen inaanay ka qaybqaadanayn hadii gadabuursi ugaaska caleemasaaraan mar lawaydiiyay sobobta keentay taa ayaa waxay ku jawaabeen inaa ugaaska gadabuursi u simanyahay doorashadiisa oo reer kaliya aan laga dooran karin awna noqonayna dhaxaltooyo waa siday hadalka u dhigeene arintani ayaa gadabuursigii kale ku noqotay mid aan lafilayn oo laga yaabo ayadoo ergooyin balse aan laga aamusin oo loo diray salaadiin kale oo ka socota gadabuursiga kale halka ay iyaguna leeyahiin maaha inuu ugaasku dhaxal tooyo noqdaa waa inuu kasoobaxi karaa reer kasta oo gadabuursi ah ila u dhawdhaw xaga xogta ayaa warkani noo soo diray oo nooga soo diray magaalada qulujeed ee gobolka awdal intaa wixii dheer ee nasoo gaadhana wararkayaga danbaan iniigu soo daraynaa

wariye madaale

giriyaadnews qulujeed   gobolka awdal

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: