• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Balanqaadyadii Raisal Wasaaraha Turkiga Oo Maanta Mid Kamida Laga Dhaqan Galiyay Magaalada Muqdisho


Galiyay Magaalada Muqdisho


Aug 21, 2011 Muqdisho(giriyaadnews) – Mid ka mid ah balanqaadyadii uu R/wasaaraha dalka Turkiga Daraad markii uu Yimid muqdisho kaga dhawaaqay ayaa shalay la dhaqan geliyey kadib markii cisbitaal weyn ay Turkiga ka furteen Muqdisho.
Cisbitaalkaan oo ah qalabka guur guura oo la rakibo ayaa laga hir galiyey agagaarka Tarabuunka degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Sida ay giriyaadnews u xaqiijiyeen madax ka tirsan dowlada oo ka qeybgashay munaasabadii lagu furay ayaa sheegay in cisbitaalku isla shalay uu bilaabay howshiisa caadiga ah.
Qaar ka mid ah 25 dhaqtar oo Turkiga ka socda ayaa ka howlgalaya, waxaana dhaqaatiirta oo la hadlay saxaafada ay sheegeen in ay u yimaadeen sidii ay u daweyn lahaayeen walaalahooda Soomaaliyeed.
Waxa ay carabka ku adkeeyeen in ay joogi doonaan ilaa ay ka gudanayaan waajibaadkooda ah sidi ay u badbaadin lahaayeen walaalahooda Soomaaliyeed.

Dowlada Turkiga ayaa si weyn ugu soo gurmatay dadka Soomaaliyeed, iyadoo daraad uu Muqdisho soo booqday ra’isulwasaaraha Turkiga Rajab Tayyeb Erdugan.

Wariye  cismaan bafto giriyaadnews muqdisho

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: