• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Dood-wadaag Lagaga Hadlaayay Ka Hortaga Gudniinka Oo Dhan Ayay Soo Diyaariyeen Ururka CDA


Aug 21,2011 Borama(giriyaadnews) – Tobabar xaga joojinta iyo ka wacyi galinta bulshada oo ah dhanka caadooyinka xunxun ee loo yaqaan caado dhaqmeedka islamarkaana lagu joojinaayay gudniinka oo dhan ayaa lagu qabtay Huteelka Maana ee magaaladan Boorama.

Dood cilmiyeedkan oo ay ka soo qayb galeen Culimo,maamulka Gobalka,Taliyaha qaybta,iyo Qurba-joog iyo sidoo kale dadkan loogu talagalay in ay dadka  uga digaan ayaa ay fureen ururka wadaniga ah ee CDA oo la kaashanaysay xaga maalgalinta UNFPA ayaa lagu wadaa in uu noqdo mid midha dhalkiisa la helo,halkan ka daawo.

giriyaadnews

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: