• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Tartamada Ciyaaraha Ee Koobaka Sh. Muuse jaamac Goodaad Iyo Natiijooyinkii Ugu Danbeeyay+SAWIRO.


Aug 21,2011 Borama(giriyaadnews) – Ciyaar xiisabadan oo maanta ka dhacday garoonka khayriyada ee magaaladan Boorama ayaa waxaa iskaga horyimi labada kooxood ee kala ah Bullo Co. Vs Dugsiga British, ciyaarahan oo loogu magacdaray alaha u naxariistee Marxuun Sh. Muuse Jaamac Goodaad.

Ciyaartan oo ahayd mid aad iyo aad dadku u xiisaynaayeen ayaa waxaa la dareemaayay dadweyne aad u tirabadan oo ku soo xoomay islamarkaana buux dhaafiyay garoonka sawir ahaana u ee kaaba dayrarkii waa weynaa ee garoomadu lahaayeen.

Hadaba ciyaartan oo ahayd mid la isku mari waayay waxba iyo waxbab oo gool la’aan ku dhamaatay ayaa waxaa ku soo ay gabagabadii isla gaadheen Isku laad oo ay ku dhamaatay 5 – 4 oo ay guushii ku raacday dugsiga luuqadaha ee British, hadaba halkan ka daawo muuqaaladii qurxoonaa ee ciyaartan.

Wariye abdi yare giriyaadnews boorama gobolka awdal

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: