• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

War deg deg ah: Wafdiyo Somaliya iyo Somaliland ah oo Emeraadka Ku soo beegan Barrito


giriyaadnews – London – Warar naga soo gaadhay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in ay barrito oo ay bisha August tahay 22, sannadka 2011, ay dalka UAE ka iman doonaan wafdi uu hoggaaminayo Sh. Shariif Sh. Ahmed iyo wafdi kale oo wasiirra ah oo ka socda Somaliland oo ay ka mid yihiin Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Hussein  Abdi Duale, Wasiirka Arrimaha Dibadda Mahamed Abdillaahi Omer, Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan iyo xoghaynta gaar ee Madaxweynaha Somaliland Cali.

Wufuuddan ayaa u imanaya arrimo aan weli la shaacin, laakiin loo malaynayo sidii loo caawin lahaa Somaliya. Sida wararku nagu soo gaadheenna waxa la sheegayaa in ay fikrad ahaan isku soo dhawaadeen dawladda Somaliya iyo Somaliland. Lamana oga waxa dhaliyey in ay wafdiyadani mar kaliya isugu yimaaddaan dalka Emeradka iyo isku soo dhawaanshaha labada maamul.

giriyaadnews

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: