• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Arin la yaab leh oo ka Dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ka dib markii hooyo ay damacday ama ay isku daydey inay iibiso wiil yar oo ay dhashay+Video


giriyaadnews Magaalada Florida ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday arin la yaab leh ka dib markii hooyo ay damacday ama ay isku daydey inay iibiso wiil yar oo ay dhashay si ay lacagta ka soo gasho ay ugu iibsato daroogo oo ay aad u isticmaasho.

jessica Marie Beers oo ah hooyo 28 sano jir islamarkaana dhashay wiilkeeda oo 5 sano jir ah ayaa waxay ku kacday falkaan la yaabka leh ka dib markii ay wiilkaas ay isku daydey inay ka iibiso qoys ay is yaqaaneen oo caawin jirey haweeneydaas iyadoona ugu horeyntiina codsatay in laga siiyo ama looga iibiyo wiilkeeda lacag dhan illaa iyo 2,000 oo doolar, laakiin gorgortan dheer ka dib ayey waxay u gaartay ama ay ogolaatay haweeneydaas in looga iibsado wiilkeed lacag dhan ilaa iyo 600 oo doolar ayadoona sheegtay inay wax walba ay dhameyndoonto oo ayna u sharciyeen doonto wiilkaas, laakiin qoyskaas ayaa arintaas markey xaqiijiyeen inay dhab ka tahay haweeneydaas waxay ku wargeliyeen booliiska oo ka dibna xabsiga dhigay haweeneydaas.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: