• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Deeq Xaqul Ciid Ah Oo Ka Timid 2 Qof Oo Qurbo Joog Ah Oo La Gaadhsiiyay Dad Tabaalaysan


Deeq xaqal ciid ah oo ka timid 2 qof oo qurbo joog ah oo ku nool dalka ingriiska yaa maanta si habsami ah uu Suldaan Abshir Maxamed Ducaale uu u gaadhsiiyay qaar ka mid ah dadka tabaalaysan ee u baahan gargaarka ee ku nool gudaha Boorama. Dadkaas oo ahaa dad aad iyo aad u liita ayaa dadka walaalahooda ee reer awdal iyo salal iyo somalidaba ka codsanaya waxay caawimaad u heli karaan waa bil ramadaan waa bil ay banaan tahay waxaad sadaqad u la baxdaa waxuu ilaahay yidhi isu naxa ana waan inii naxariisane bish barakaysan ee ramadan waxaad labaxdaana waa khayr inii yaala malinta miisaanka aakhiro ifkana waaad ku liibanaysaan walaaloyaal

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: