• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press


Boorama(giriyaadnews) Ciyaar aad u xiisa badan ayaa galabta dhex martay kooxaha Miicaad Gen Trading .Co Iyo Jaamacadda Eelo waxaana ay guushu ku raacday kooxdii ka socotay miicaad gool ku laad labada kooxood ciyaarta dabayaaqadeedii ay isla gaadheen.

Ciyaartan galabta dhacday ayaa waxa ay ku dhamaatay jawi degen labadii kooxoodna waxa ay soo bandhigeen ciyaar wanaag ay ku dheehan tahay xarfad.

Si kastaba ha ahaatee Miicaad waxa ay noqotay kooxdii labaad ee u gudubtay kuubdanboodka waxaana ay ciyaarta ugu danbaysa ee kuubkan loogu magac daray aasaasihii nabada Somaliland Sheekh Muuse Jaamac Gooodaa Allaha u naxariistee la yeelan doontaa shirkada isgaadhsiinta Telesom.”

undefined

undefined

 

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: