• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Dhul Gariir Xoogan Oo Ku Dhuftay Maanta Duhurkii Magaalada Boorama


maanta Duhurkii Magaalada Boorama

Boorama-(giriyaadnews) Dhul gariir xoogan ayaa maanta duhurkii ku dhuftay magaalada Borama iyo nawaaxigeeda ,dhulgariirkan oo ahaa mid aan sidaas u sii xoog badnayn ayaa waxa uu dhacay saacada Afrikada Bari markii ay ahayd 12:19 ee Duhurnimo xili ay inta badan dadku soo jeeedeen, waxaana uu socda mudo 5 Ilbidhiqsiya.

Dhulgariirkan ayaa ka mid ah dhulgariiryo soo maray waqtiyadii danbeeyay ka dhacayay magaalada Borama ilaa iminkana aan gaysan wax khasaaraha oo sidaas u sii buuran waxaana ay inta badan dadwaynuhu saadaaliyaan xiligan uu dhaco ka dib in roobab lagu qabawsado ay di’ doonaan .

Si kastaba ha ahaatee dhulgariirkan maanta dhacay ayaa iminaya xili xalay dhul gariir ku dhuftay qaybo ka mid ah wadanka maraykanka oo ay ku jirto caasimada Maraykanka.”

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: