• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Dugsiga Hoyga ee Degmada Geb ee Gobolka Selel ayaa Meel Fiican Maraya


http://widget-82.slide.com/widgets/themepic.swf

GEB – Dugsiga Boardingka ama Hoyga ee Degmada Geb ayaa maael fiican maraya. Geb ayaa sanad dugsiyeedka nagu soo fool leh u diyaar garoobaysa in dhaliyar farobadan oo degaanka Saylac, iyo Lughaya ee Xeebaha gobolka Awdal ilaa Bulaxaar ardaydu kaga soo qulqulaysaa.

Geb oo ku taala dhul baaxad leh ee ku beegan badhtamaha Degmada Saylac iyo Lughaya iyo Boon iyo banka baaxada wayn ee Giriyaad ee gobolka Selel.

Waa halka ay Xeeb iyo barigu ku kala rogmadaan taas oo keentay in cimiladu noqoto mid dhexdhexaad ah wakhtiga kulaylaha – wakhtiga qaboobahana hawada kasoo rogmanaysa xeebaha Adal ayaa hawo diiran soo gaadhsiiya oo dib u riixa qabowga kaga imanaya Boon, Xariirad iyo Baki.

Dhismayaasha qaar ayaa dhamaaday qaarna wali waxa u dhiman hawlo ardayda u dhibyaraynaya inay la jaanqaadaan waxbarashada casriga ee degaanka.

Hadaba shacabka waxa lagu boorinayaa intii ay dhinayd lacag ururintu inay u gudbiyaan gudida lacag ururinta Geb Boarding School.

giriyaadnews gab sakandari dagmada garbodadar

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: