• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Wararkii Ugu Danbeeyay Dalka Liibiya Iyo Raga Ugu Cadcad Ee Ilaa Iminka La Filayo Mustaqbalka Madaxtinimada Dalkaasi


Tribuli-(giriyaadnews) Xaalada dalka Liibiya ayaa muuqaal ahaan waxay shabahdaa tii dalka Ciraaq in kastoo ay kaga duwan tahay Dadka Liibiyaanka ah oo Hub fara badan uu gacanta u galay halka Dagaalkii xiligii Ciraaq uu ahaa mid Shacbka dalkaas uusan wax hub ah gacanta u galin marka laga reebo koox Diimeedyo dalkaas ka dilaacay (Suni & Shiico).

Hadaba Su´aasha ugu muhiimsan ayaa waxay tahay hadii Sheekada ama Filimka Qaddafi uu dhamaado yaa looga dambeeyn doonaa Xaalada dalka Liibiya yeysa ka amar qaataan awood ahaan Maleeshiyaadka Mucaaradka ee hada Dagaalamay

Ninka ama Shaqsiga ugu miisaaniyada culus xiligaan la joogo dalka Liibiya waa Mustafa Abdel Jalil waxaana awood ahaan wata dalka Faransiiska gaar ahaan Madaxweyne Nicolas Sarkozy wuxuuna sidoo kale Taageere balaadhan ka haystaa Shacabka dalka Liibiya gaar ahaa Maleeshiyaadka Dagaalamaya.

Shaqsiga 2-aad waa ninka hada Mucaaradka u fadhiya dhanka Arimaha Dibadda ee lagu magacaabo Mr.Mahamoud Jibril.

Mr.Mahamoud Jibril waa ninka awoodii Qaddafi ka soo xir xiray dhanka Dibadda kana dambeeyey inay Gaashaanbuurta NATO Mr.Qaddafi dhanka cirka ka duqeeyaan. Mr.Mahamoud Jibril waxaa wata ama uu Taageera ka heeystaa qaar dalalka Yurub ka tirsan iyo Qaramada Midoobay.

Shaqsiga 3-aad ee hada noqday masuulka lagu wareejiyey Keydkii Shidaalka ee dalka Liibiya ahna Nin ey wataan Dalalka Mareeykanka iyo Talyaaniga waa Mr.Ali Tarhouni oo qibrad dheer u leh arimaha cakiran ee dalka Liibiya kana soo shaqeeyey dalal badan oo Carbaha ku yaal.

Geba gabadii sadexdaan Shaqsi ayaa dhamaantood wexeey horay ula soo shaqeeyeen Madaxweeyne Mucamar Al Qaddafi oo hada aad moodid 42 sano ka dib inuu gabalkiisii dhacay.
undefined
undefined
undefined

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: