• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Daawo Muuqaalada Imaatinkii Maalqabeen Amiir Dalaal Iyo Magaalada Muqdisho+SAWIRO


Muqdisho-(giriyaadnews) Shalay ayay ahayd markii magaalada Muqdisho uu ka soo degay amiir dalaal oo ka mid ah maalqabeenda ugu waawayn dalkaasi sucuudiga, waxaana safarkiisa ku wehilinayay marwadiisa.
Amiir dalaal ayaa markii uu ka soo degay madaarka waxa uu booqashooyin ku tagay xeryihii ay degenaayeen barakacayaasha soomaaliyeed iyo dhakhtarka caruurta iyo haweenka ee banaadir halkaas oo uu qoysaska qaarkood u qaybiyay lacagta sucuudiyaanka ee loo yaqaano Riyaalka.
Safarkan ayaa noqonayaa kii ugu horeeyay ee maalqabeen sucuudiyaan ahi ku yimaado magaalada Muqdisho isaga oo soo booqday xaalada ay ku sugan yihiin dadka tabaalaysan ee u baahan kaalmada.”
undefined

Waxaa logu soo dhaweeyay Alaab hido iyo dhaqanka ee Soomaaliya

undefinedWAXAA LAGU SOO DHAWEEYAY Hadiyo dhaqanka Soomaaliyeed iyo wiil iyo gabar sida ubaxyo qaali ah 

undefinedBidix Wasiiru-Dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Dekedaha, gabadha iyo wiilka soo dhawynayay Prince Alwaleed Gadaal waxaa ka taagan wasrrika Haweenka iyo Duqa Magaalada Muqdisho 

undefineddiyaarad uu ku yimid Amirka Alwaleed bin Talaal Bin Abdulaziz 

undefinedAlwaleed oo kasoo degaya diyaarada 

undefinedwasiirka Haweenka iyo mid kamid ah wafdiga la socday Alwaleed 

undefinedHadiyadi lagu soo dhaweeyay oo ay Gudoomeen 

undefinedAlwaleed iyo Qoorsheel oo wada 

undefinedBarbaarta Gaashaaman oo waxkasoo dhaweeyay wafdiga 

undefinedBaabeeyda oo soo dhaweynaya wafuuda 

undefinedwafuuda oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Aaden Adde International Airport 

undefinedWasiirka Ganacsiga iyo Amiir Alwaleed Bin Talaal 

undefinedwasiirka iyo wafdiga oo kasoo wada baxaya VIBda airporka 

undefinedwasiirada wax kasoo dhaweyay wafuuda 

undefinedwafdiga oo soo gelayo Madaxtooyada Soomaaliya 

undefinedWafdiga Sacuudi iyo Madaxweynaha oo wada Fadhiyo Villa Somalia

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: