• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

ogaysiis ogaysiis ogaysiis ogaysiis


OGAYSIIS OGAYSIIS MUHIIM AH

Aqristayaasha giriyaadnews ee ku kala nool dunida daafaheeda waxaan marka hore hawada inii soo marinaynaa salaan qiimo iyo qaayo badan ahna salaanta islaamku isu salaamaan asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatahuu salaan kadib waa bahda giriyaadnews oo inileh walaalo yaal waxaan badalay ciwaankeena ahaa (giriyaadnews.wordpress.com)kaasi waaka aan badalay waxaan ka dhignay walaalo yaal sidan hoos ku qoran                www.giriyaadnews,com  waa sidaa  ciwaankeena cusubi walaalo yaal      sobobta keentay inaan badalo waxay tahay qayb kamida aqriste yaasha giriyaadnews ayaa ka soo cawday magaca dheer ee ah (wordpress)oo noo soo diray qoraalo ay ku leeyahiin magacu waa dheeraadee maad ka dhigtid ,giriyaadnews.com si uu u soo gaabto qofka aqristahana ugu dhib yaraado sidaa awgeed waxaan ka dhignay (www.giriyaadnews.com)            anagoo qiimaynayna aqristayaasha codkooda iyo sidayrabaan  hadaba   hadaad wabsaydkani kawaydaan war cusub ha moodina inaan hawada ka maqanahay ee waxaad ku qortaan konbutarka ciwaankani (www.giriyaadnews.com)kaasoo dadaalka ka sii badini doona sidii hore oo u shaqayn doona si ka sii firfircoon sidii hore aqristayaashana raali galini doona kana hawlgalidoona sidii kan horeba dunida dacaladeeda oo dhan iyo shanta qaaradood ee aduunku ka kooban yahay mudnaana siini doona gobolada halkani ku qoran sida(gobolka AWDAL GABILAY  SALAL  GOBOLKA  HARAWO  EE  KU  YAALA  IS MAAMULKA SOMALIDA  ITOBIYA   sidoo kale dhamaan  somaliya  somaliland  iyo  djibouti  waxaan meesha  ka  saarayna  maaha  magacaad  nagu taqaaneen ee ahaa (giriyaadnews) waan sidanaa kaa walaalo mana badalayno oo waxaan badalay uun  wordpress  intaasi oo  aqriste yaasha ku dheeratay markay qorayaan  magaceenu waa sidii caadiga ahayd ( http://www.giriyaadnews.com)  markaa  markaad  soo  galaysid waxaad  ku  soo  gali kartaa (www.giriyaadnews.com) intaa kadib waa bahda giriyaadnews oo aqriste  yaasheeda  u  rajaynaysa  barwaaqo iyo  bashbash  iyo  horowmar   wabilaahi tawfiiq  

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: