• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Dhacdo Xiiso Leh: Diyaarad Ku Kacday Qiime Ka Badan 308 Million Oo Dolar


D giriyaadnews.com  hacdo xiiso leh Diyaarad kukacday qiime ka badan 308 million oo dolar : taasoo ku duulaaysay xawaare ku libin laaba 20 jeer xawaaraha codka .ayaa la waayay ilbidhiqsiyo ka dib markaay dhulka ka kacday:

Diyaaradan oo jabisay recordhkii horey ugu yaalay diyaarada ee xaga xawaaraha ayaa waxaay noqonaysaa diyaarada caalamka haatan ugu xawaaraha dheeraaysa taasoo xawaaraheegu jarayo 20,000km saacadii taasoo micnaheegu yahay inaay ku 20tan laabmato xawaaraha la isla yaqaano ee codka uu leeyahay .
Ciidamada maraaykanka ayaa waxay aay ka rideen gantaal khamiistii ina dhaaftay , kadib intaanan la waayin markaay dul maraaysay badwaaynta pacific!!

Diyaaradan ayaa waxa aay wadataa magaca ah falcon HTV-2 waxaana aay ka mid tahay mashruuc maraaykanku ku damacsanyahay inuu awood u yeesho inuu garaaco meeshuu doono wakhtiyar gudihii, taasoo kamid ah hindise uu ku rabo inuu samaaysto jiil cusub oo hub casri ah oo awood u leh inuu meel kastoo caalamka ka mid ah badhtilmaameedsan kara isagoo wakhti aad u yar aay ku qaadanaayso .
Dayaaradan waxa aay caalamka oo dhan ku dhex gooshi karta mudo 60 ilbidhiqsi oo kaliya!!!

Dayaaradani waxa aay awood u leedahay inaay qaado hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo uu ku jiro hubka sida aadka ah wax u gumaada (atomic bomb) ama nuclearka hubka aay somalidu u taqaanee .

Kani waa qaabka dayaaradu u samaaysan tahay.

Sida aad aragtaan waxa dayaarada ku meegaran olol kaasoon wax cilad ah ku keeni Karin dayaarada, hadaba waxa awoodaa siiyay elementiyada dayaaradu aay ka samaaysan tahay oo awood u leh in ilaa kul gaadhaya 2,000 degree celcius aay adkaaysi u yeelan karto

Si kastaba ha ahaatee saynisyahanada qaarkood ayaa waxa aay ku andacoonayaan in maraaykanku ka helay technologiyadan diyaaradaha aadka u dheereeya sixni kusoo dhacay gobolka new mexico gaar ahaan magaalada Roswell oo sida aay ku doodan culumada inuu ka imid meere(planet) kale oon dhulka ahaayn dhacdadaaso oo lagu magacaabo Roswell UFO incidence oo dhacday sanadkii 1947 aanan kaga hadli doono markale mawduuc ugaar ah oo aan inii soogudbin doono

Kanina waa video sharaxay faahfaahina ka bixinaya diyaarada iyo waliba tijaabadu sidaay u dhacday

giriyaadnews@gmail.com

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: