• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Gudiga Dhalinyarada Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Ugaaska Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Boorama+SAWIRO


Boorama-(giriyaadnews) Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay hotel Rays  ee magaalada Boorama gudiga dhalinyarada Beelaha makaakiil ee qaban qaabada soo dhawaynta ugaas C/rashiid Ugaas Doodi oo dhawaan la filayo in uu magaalada Soo gaadho.nuxurka shirkan jaraa’id ayaa taabanayay salaan ciida iyo arimaha soo dhawaynta ah kusaabasan.

dhalinayarada shirkan ka hadashay ayaa waxaa ka mid ahaa ,Axmed Muxumad Cadoosh,C/qaadir Wadaadyare Iyo C/kariim Daahir Fadan, waxa ayna sheegeen,” Marka hore waxaan salaamayaan umada muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, marlabaad waxaan salaan hawada umarinaynaa madaxwayne Siilaanyo Iyo Saylici Mar Saddexaad Waxaan  salaan qaaliya u duriyaan ugaas c/rashiid ugaas doodi ayna leeyihiin ciid wanaagsan,w axa kale oo ay sheegeen in loo baahan yahay in ka dhalinyaro ahaan laga wada qayb qaato soo dhawayta ugaas , taas oo ay sheegeen in midnimada iyo wada noolaanshuhu ka mid yahay horumarka nolosha bini aadamka.”

Ugu danbayn shirkoodan jaraa’id ayaa waxa ay ku soo qaadeen in dhalintu u guntado dhinaca horumarka gaar ahaan wadadan socota ee ay asarada gacanta ku hayso in laga wada qayb qaato dhismaheeda iyo ka warhaynteeda waxa ayna sheegen in qof walba bixyaa ama qoys kastaa bixiyo hal doolar si ay wadadu u dhisanto.”

Si kastaba ha ahaatee shirkan jaraa’id ee ay  qabteen gudigan dhalinyaradi ahi ayaa ka mid ah shirar jaraa’id oo waqtiyadii u danbaysay ay qabanayaan dhalinta ka soo jeeda beelaha Samaroon kuwaas oo ku ra’yi kala duwan habka soo dhawaynta Ugaas C/rashiid , taasina waxa ay dhaxalsiisay in qayb walbaa dhinaceeda u shirto , shirar jaraa’id oo kalad duwana u qabtaan.”

Halkan Hoose Ka Daawo Shirki Jaraa’id Ee Maanta

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: