• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Xubnihii soo dhaweynta Ugaaska ee la xidhay oo la sii daayay caawa


giriyaadnews(Hargaysa) 29 Aug,11– Xubnihii soo dhaweynta Ugaaska ee lagu xidhay Hargaysa iyo Boorama ayaa xukuumada Somaliland caawa faraha ka qaaday, sidaas waxa u xaqiijiyay shabakada Awdalpress qaar ka mid gudida soo dhaweynta Ugaaska ee  ku sugan magaalada Hargaysa.

Xubnaha Hargaysa iyo Boorama  ku xidhnaa ee la sii daayay waxaa ka mid ah, Suldaan C/raxmaan Muuse Geele oo isaga lagu xidhay Borama iyo Gudoomiyihii gudiada soo dhaweynta Ugaaska mudane Muuse Carab Dugsiye iyoXabaal-diid Hande  oo iyaga lagu xidhay Hargaysa, xubnaha lagu xidhay Hargaysa ayaa la filayaa in ay maalinta Beri ah ee Isniinta ay Yimaadaan magaalada Boorama.Laakiin waxa wali xidhan Abiib Cabdilahi Muse oo ku jira saldhiga Kood-buur.

Si kastaba ha ahaatee, Shacabka ku dhaqan magaalada Boorama oo aad u hadal hayay xadhiga xubnahaas, isla markaana aad uga cadhaysnaa ayaa soo dhaweeyay sii daynta odayadaa dhaqanka ee xidhnaa.

giriyaadnews

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: