• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Munaasabada Ciidal Fitrida Iyo Magaalada Boorama+VEDIO


Boorama-(giriyaadnews)-Si Balaadhan ayaa maanta looga ciday gabi ahaanba magaalada Boorama iyo magaalooyinka kale ee gobolka Awdal, waxana munaasibadan ciida oo si nabadgalyo ah u dhacday ay ahayd mid ay isugu soo baxeen suuqyada magaalda Boorama dadawayne aad u tiro badan oo isugu jiray yar iyo wayn, rag iyo dumar iyo waliba waayeelka duwan, waxana munaasibadan ciidulfidrida aawadeed magaalada Boorama kala qayb galay salaada Ciida tukasadeedii Wasiirada wasaaradaha Caafimaadka, Dibudajinta, wasiirkuxigeenka waxbarashada, maamulka gobolka kan degmada xildhibaanoda labada gole iyo saraakiil kale oo ka socotay xukuumada dhexe 

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: