• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Wararkii Ugu Danbeeyay Qarax Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Dhimashada Hal Qof


Boorama-(giriyaadnews) Qarax ka dhacay xaafada sheekh makaahiil ee galbeedka magaalada ayaa sababay dhimashada qof haweenay ay oo xiligaas ku sugnayd goobta uu qaraxaasi ka dhacay, qaraxan oo aan ilaa iminka aan la garan sababta rasmiga ah ayaa dhacay xili hore oo maalintii Axada.

Haweenaydan ku dhimatay qaraxan ayaa xiligaas ku jirtay hawlmaalmeedkeedii caadiga ahaa ee ay ku nadiifinaysay gurigeeda horteeda ,sida ay wararku sheegayaan qashin  gurigeeda horyaalay oo ay gubtay ayuu qaraxaasi ka dhacay dabadeed waxaa madaxa ka galay waxaan la garanayn oo markii danbe loo maleeyay in ay ahayd rasaas.

Ka dib waxaa loola cararay dhakhtarka iyo saldhiga dhexe qaybteeda dhaawac muujinta halkaas oo ay marxuumadu ku geeriyootay.

Si kastaba ha ahaatee qaraxan dhimadashada sababay ayaa ah kii ugu horeeyay noociisa oo kale oo ka dhaca mudooyinkii u danbeeyay magaalada , taas oo dadbadan ay rumaysan yihiin in qaraxani ahaa rasaas ku jirtay qashinka ay haweenaydani gubaysay , ka dibna sidaas uu ku dhashay oo qumicii rasaastuna sidaas madaxii ku galay.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: