• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Danab Ka Dhashay Roobab Xalay Saqdii Dhexe Ka Da’ay Boorama Oo Qasaare Gaysatay


boorama-danab-7.JPGBoorama-(giriyaadnews.com)-Waa dhawaadkii saaka subax ayaa rooobab danab wata oo ka da’ay magaalada Boorama ay sababeen qasaare balaadhan oo soo gaaray guryo dhawr ah oo uu danabkaasi haleelay.Qasaaraha ugu culus ayaa waxa uu taabtay guri ku yaala xaafada Sh. Xuseen Abraar oo ka tirsan Zone-ka loo yaqaan Sh. Makaahiil ee Magaalada Boorama, waxana goobtaas booqaday shabakada wararka ee Lughayanews oo indhaha soo saartay inta uu leegahay qasaaruhu.

boorama-danab-1.JPG

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay shabakada u sharxeen sida ay wax u dhaceen waxana ay yidhadeen ” Waxa ay ahayd waa dhawaadkii waxa da’ayay roob xoogan oo danabwata gurigan ayuu qabsaday , qolka uu danabku ku dhacay  cidlo ayuu ahaa oo lama jiifin waxa uu danabku soo raacay xadhkaha laydhka waxana uu dhaliyay dab, markii dambe ayaa lagu  kacay urto iyo qiiqa dabka… nasiib wanaag cidna waxba ku ma noqon waxana qasaare soo gaadhay oo kaliya qalabkii korontada ee sida qaybisooyinkii, qasaalada TV-ga oo gabigiisuba gubtay iyo waliba alaabo kale oo dhex taalay.

boorama-danab-3.JPG

Ma aha intan oo kaliya balse waxa jira qasaare kale oo aanbaaxadiisa la tiro koobin oo uu danabkaasi xalay soo gaadhsiiyay magaalada Boorama.

boorama-danab-4.JPG

Dhinaca xukuumada ma jiraan wax war ah o ka soo baxay masuuliyiinta gobolka iyo kuwa degmada kuwaas oo sheegaya wax ku saabsan qasaaraha danabkaas xalay qabsaday qaybo ka mid ah guryaha magaalda Borama.

boorama-danab-8.JPG

Mudooyinkii ugu dambeeyay roobab xoogan oo danab wata ayaa ka da’a magaalada Boorama inkasta oo ay qasaaraha ay gaystaan ay aad u kooban yihiin hadana waxa aad u badan naxdinta iyo argagaxa uu dadka kaga tagayo gaar gaar ahaan haweenka iyo caruurta.

boorama-danab-8.JPG

boorama-danab-9.JPG

boorama-danab-9.JPG

boorama-danab-11.JPG

boorama-danab-12.JPG

 

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: