• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

M/wayne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddida Diiwaan-Gelinta Ururada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka


giriyaadnews.com

somaliland-logo.jpgMadaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu caawa xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay            0170/092011       ku  magacaabay Guddida diiwaan-gelinta ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka.

Madaxweynuhu :

Markuu Arkay:     Qodobka 9aad iyo 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,

Markuu Arkay:  Qodobka 3aad ee Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda Xeer Lr. 14/2011,

Markuu Tixgeliyey:  Baahida loo qabo in la magacaabo Guddida Diiwangelinta Ururada Siyasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ee JSL.

Wuxuu go’aansaday

In uu magacaabo Guddiga Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ee JSL, Guddidaas oo ka kooban 7 xubnood, oo ay kala ah:

1.     Cabdalle Ibraahim Maxamed
2.      Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale)
3.      Xasan Axmed Ducaale (Macalin): Garyaqaan
4.      Cumar Xasan Jaamac
5.       Maxamed Cabdi Maalik
6.      Aadan Geedi Qayadi
7.       Ismaaciil Cabdilaahi Cali

giriyaadnews.com

ALLAA                         MAHAD                             LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir  ( Cukuse )
     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.  

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: