• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Roob La’aan Ragaadisay Deegaan Balaadhan Oo Deg. Boon Ah Iyo Duco Rood Doon Ah Oo Ay Reer Boon Codsanayaan


Boon-(giriydnews)-Roob la’aan soo jiitantay ayay walaac badan ku haysa dadka degaanka degmada Boon ee G/Salal, waxana deegaanada ugu daran ee ay roob la’aanta iyo abaata jiitantay saamaysay lagu qiyaasay isku wareeg 10km oo ah degaanka ku xeeran degmada Boon.

 Hadaba waxa la soo xidhiidhay shabakada wararka ee giriyaadnews Sul. Yuusuf  Caateeye oo ka mid ah duqayda magaalada Boon waxana uu u sheegay in ay roob la’aanta jirta deg. Boon saamaysay noloshii aadamaha isla markaana ay ka rabaan dadka reer Somaliland iyo umada muslinka ahba in roobdoon loo Alle baryo degmada Boon si uu eebe ugu hooriyo raxmadiisa.

 Si kastaba ha ahaatee degaano ka mid ah Gobolada Awdal iyo Salal ayay ka hooreen roobab lagu diirsaday meelaha qaarna qasaarooyin gaystay walina ilaa hada roobabka da’ay kuma filna inay kab uga noqdaan bulshada abaarihii daba dheeraaday ee isaga daba xigay.

 Allooow Roob Khayr Qaba Sii Reer Boon AAmiin Aamiin Aamiin Aamiiin

giriyaadnews.com

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: