• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Boqorada Dalkaas Holland Beatrix oo la sheegay in loogu baaqay inay qaadato Diinta Islaamka Kadib Markii Nin Aan La Aqoon Soo Galay Xafalad .


giriyaadnews Boqorada dalkaas Holland Beatrix ayaa waxaa la sheegay in loogu baaqay inay qaadato diinta Islaamka islamarkaana ay raacdo diintaas ka dib markii nin aan la aqoon waxa uu ahaa uu si kedis ah u soo galay xaflad ruwaayad ahayd oo ay boqoradu ka qeyb qaadaneysay ka dibna intuu ninkaas mikrofoonka qaatay ugu yeeray dadkii ka qeybgalayey riwaayadaas iyop boqoradaba inay qaataan diinta Islaamka.

Ninkaan oo 39 sano jir ah oo si kedis ah ku fuuley saalada ayaa waxaa uu codbaahiyaha ka sheegay inuu yahay nin rasuul ah uuna yahay nabi ciise islamarkaana inkasto aysan ahayn xilligeedii hadana uu ku qasban yahay inuu sheego maadaama dhowr jeer oo codsiyo ah ay wax ka socon waayeen, sidaas awgeedna inay thay in la rumeeyo ilaahey islmarkaana la qaato diinta islaamka ah oo ah tan kaliya ee xaqa ah ayuu ninkaasi ku sheegay makrafoonka, Laakiin markii ay kooxdii muusikada oo ay cabsi gashay ay meesha ka dareereen ayuu ninkaas u sheegay inay isdejiyaan oo ayna fariistaan oo aysan waxba jirin islamarkaana uusan wadanin wax bambo ah oo uusan ahayn nin waalan oo qatarna ah.

giriyaadnews.com  dalka hollan


Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: