• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Hirdanka Oday Dhaaqmeedyada Reer Awdal Oo Isa Soorataya Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xiisadaha Oogan+ SAWIRO


boorama-iyo-odayaasha-1.jpgBoorama-(giriyaadnews)-Waa  markhaati madoon in dhawaanahani ay ku hirdaamayeen salaadiinta  goboilka Awdal/Salal arimo la xidhiidha dhaqanka iyo ugaasnimada iyo sidii looga heshiin lahaa arimahaas dhinaca dhaqanka ah ee xiisadaha isa soo taraya abuuraya.

boorama-iyo-odayaasha-2.jpg

Ilaa labadii bilood ee ugu danbeeyay  waxa laga hadal hayay  goobaha fadhi kudirarka  goobaha lagu caweeyo  iyo gobaha lagu  sharaabo   oo ay bulshad ku mashquulsanayd  arimo la xidhiidha dhaqanka iyo soojireenka oo  loo baahnaa in uu ku koobnaado   odayaada ay sida gaarka ah ukhusayso  oo ah  hogaamiye dhaqmeedyada  gadhwadeenka  beelaha kala duwan  ee ku dhaqan gobolada Awdal iyo Salaha oogani ay yihiin kuwo ragaadin kara horumarkii gobolka ka socday oo ah mid la jaan qaaday xukuumada cusub  isla markaana ay dadku imika uun ku baraarugeen inay wax qabsan karayaan.

boorama-iyo-odayaasha-3.jpg

Waxa kale oo la xusi karaa in odaydhaqmeedyada,waxgaradka ,dhalinyarada ,aqoon yahanada ,garabka haweenka iyo dhamaanba  xubnaha bulshada  ee kala duwan  ay ahaayeen kuwo dhan uga soo wada jeeda horumarinta bulshada balse maanta kuwada kala qaynsan umuuraha ka taagan gobolka.

boorama-iyo-odayaasha-4.jpg

Waxaa ay bulshada  reer awdal iyo cidwalba oo danaysa  arimaha  horumarka ay ku dhaqaaqaan  markii ay maqleen dhinacyo ku kala qaybsan umuuro la xidhiidha  hogaan dhaqan oo ay dhexbulanayaan siyaasiyiin   mid walbaaba  uu danaynayo  dangaar iyo  oday dhaqmeedyada oo  umuuqda in uu hogaan dhaqmeed walbaaba  uu  doorbidayo  inuu meelmariyo  rayiyada   tolkii iyo waliba siyaasigiisa .

boorama-iyo-odayaasha-5.jpg

Dhanka kale waxa xusid mudan in wafuuda xukuumada ka socda eek u sugan Boorama ay yihiin masuuliyiin loo igmaday inay xaalada ka sii daraysa dhinac ku tiiriyaan iyaga oo la kaashanaya oday dhaqameedyada jecel in xaalku uu noqdo mid lagu dhameeyo sida dhaqanku yahay iyo waliba waxwada qabsiga, nabdgalyada iyo ilaalinta wadaniyada.

Wararka ugu dambeeya ee ka imanaya xaalka Boorama ayaa waxa laga dheehan karayaa xaalada muuqaalada goobaha shirarka kulanada iyo waliba hoteelada waawayn kuwaas oo ku tusaya in xaaladu ay cirka isku sii shareerayso una baahan tahay in loo guntado.

boorama-iyo-odayaasha-6.jpg

boorama-iyo-odayaasha-7.jpg

boorama-iyo-odayaasha-8.jpg

boorama-iyo-odayaasha-9.jpg

diriyaadnews magalada  borama

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: