• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Masuuliyiin Ka Tirsan ASARDA Oo Markii U Horaysay Gaadhay Mag.Saylac Ee G/Salal


profxasan-cali.jpgSaylac-(giriyaadnews)-Gudoomiyaha hayada Asarda Prof. Xasan Cali Cismaan oo ay weheliyaan Xubnosare oo ka tersan golaha sare ee ASARDA iyo Engineer-o dhinaca wadadada ah ayaa booqasho ku tagay magaalada Saylac ee Caasimada gobolka SALAL. Booqashadan ujeedadeeda ayaa lagu mecneeyay inay tahay sidii ay hayadu uga qayb qaadan lahayd hawlaha hormaarka ah ee ka socda guud ahaan gobolka Awdal/Salal isla markaana dadka reer Saylac loogu diiri galin lahaa inay dhinacooda ka bilaabaan waxqabadkii ugu horeeyay ee wadooyin ah.

Masuuliyiinta gobolka Salal ayaa iyaguna waxa ay tilmaameen in ay booqashadani tahay mid muhiim ah oo ay u baahnaayeen dadka reer Saylac oo dhibaato badani ay ka haysato dhinaca wadooyinka.

Waxa kale oo ay wararku intaas ku darayaan in ay booqashadani timid kadib markii ay dadka reer Saylac Qorshaysteen inay bilaabaan dhismaha wadoyin muhiim ah kuna martiqaadeen masuuliyiinta hayada ASARDA inay dadka u gudbiyaan waayo aragnimadooda dhinaca hirmarka ah kana qayb qaataan dhismaha jidkaasi wajigiisa koowaad.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: