• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

shir wayne balaadhan oo ay maanta beesha maxamed case lu yeelatay wadanka uk xaruntiisa london oo lagu doortay ugaas


 

 

beelwaynta maxamed case oo shir ku yeeshay magaalada london ayaa shirkoodani waxuu ku saabsanaa caleemo saar ugaas cusub oo ay leedahay beesha maxamed case hadaba meesha aw ka dhacayay caleema saarkani ayaa waxaa isugu yimiday  sida odayaasha dhaqanka beelaha maxamed case  aqoonyahan culimo udiin dhalinyaro waxgarad siyaasiyiin iyo dhamaanba inta ay ka koobantahay bulshawaynta beelaha maxamed case taasoo lagu caleemo saarayay ugaas cusub oo beeshu leedahay ugaaskani ayaa magaciiisa la yidhaahaa(prof,ahmed xaaji cali  ahmed  waxuuna dagan yahay prof ahmed xajicali wadanka ingiriiska halkaa oo farxad aad iyo aad u badan lagu caleemo saaray ugaas axmed xaaji cali  wakoo faah faahsana waxaan iniigu soo daraynaa warkayaga danbe  waa bahda giriyaadnews oo inileh ismadhaafno

 

 

 

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: