• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Wasiiradada Ku Sugan Gobolka Iyo Xukuumada Oo Ku Baaqay Qabashada Shir Jaraa’id Caawa


images1.jpg

Boorama-(giriyaadnews)-Goor dhawayd teleefanada ku soo dhacaya xarunta shabakada giriyaadnews  dhinaca xukuumada gobolka ayaa waxa ay sheegayaan in ay qaban doonaan goor dhaw caawa fiidnimada shir jaraaid oo ay kaga dhawaaqayaan go’aanada ay ka qaateen xiisada dhaqanka kadib wada hadalo mudo dheer qaatay oo ay wadeen ilaa galabta galinkii dambe.

Midhaha ka soo baxi doona shirkan oo ay shabakada giriyaadnews  si toos ah u soo baahin doonto saacadaha soo socda ayaa ah natiijo dal iyo dibadba la wada filayo isla markaana la rajaynayo in lagu soo afjaro xiisadii dhinaca dhaqanka ee ka oognayd gobolka awdal.

giriyaadnews boorama

Faallo u dhaaf