• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Xukuumadda Oo Si Deg Deg Ah Ugu Yeedhay Odayaasha Dhaqanka G/Awdal/Salal Caawa


Boorama-(giriyaadnews)-Xukuumada jamhuuriyadda Somaliland oo ay matalayaan Wasiirada gaashaandhiga iyo Boosaha iyo isgaadhsiinta, xukuumada iyo taliyayaasha ciidamada nabadgalyada oo wada socda ayaa waxa ay si deg deg ah ugu yeedheen odayaasha dhaqanka G/Awdal/Salal waxii ka dambeeyey 10 habeenimo ee caawa.

Kulanadan ayaa waxa ay ka dhacayaan Hotel Rays ee magaalada Boorama, Warar kale oo deg deg ah oo ka madasha wararka wada hadalka ayaa waxa ay sheegayaan in xukuumadu ay qaaday talaabooyin deg deg ah oo ay xiisada salka ugu dhigayso waxana waxii ka dambeeyey 10 habeenimo ee caawa ay si deg deg ah ugu yeedhay oday dhaqameedyada ay arrintu khusayso iyadoo markaasi ka hadlaysa sidii loo damin lahaa isla markaana arrimaha amniga ay yihin kuwo lama taabtaan ah.

 Shirarka ilaa hada madaxdhaqameedyada iyo guddiga ka socda xukuumadu ku wada jiraan ayaa ah kuwo gooni gooni ah lamana waxa ay noqon doonto midhaha ka soo baxa

waxii kalee soo kordhana waxaan nigula soo socod siin doonaa wararka yaga danbe ee giriyaadnews aw iniigu talagalay haduu ilaahay yidhaaho bari

giriyaadnews.com

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: