• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

waxan ku noolaa kadidayda intaan kaymaha ku jiray waa nin mucjiso ah oo ka badbaaday diyaarad 3cisho ka hor dhacday oo kabadbaaday kaligii daawo video


london giriyaadnews waxaa maanta la helay nin kaliya oo ka badbaaday diyaarad kuwa xamuulka ah oo dhacday 3 cisho kahor  oo laga lahaa dalka bolivia nikani oo la yidhaaho minor vidal oo 35 jir ganacsade ahaa ayaa diyaaradi kula dhacday wadankaa diyaaradaa oo ahayd kuwa xamuulka ee baasanjarka qaada isaguna ilaahay ka badbaadiyay kilkii diyaarada ku dhacay nikani oo naburo halisahi ka muuqdaan ayaa sheegay inuu sadexdaa cisho ee uu kaymaha ku jiray kaadidiisa dib u cabaayay daawo waraysigiisana waa  video

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: