• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

30 Qoys Oo Barakacayaal Ah Oo Ku Sugan Degaanka Gargaara Iyo Xukuumada Oo Ka Dayrisay Xaaladooda


barakacayaal-lughaya.jpg

Boorama-(giriyaadnews)-Maayarka Degmada Lughaya Mud. Baxase Siciid Aye ayaa ka dayriyay xaalda barakacayaal aad u tiro badan oo ka soo bara kacay degaanada ku xeeran degaanka Gargaara Bari kuwaas oo xaalda ay kus ugan yihiin ay tahay mid aad u daran.

Maayarku waxa uu u sheegay shabakada wararka ee Lughayanews in ay barakacayaashaas ilaa hadda tiradooda lagu qiyaasay  ilaa 30 qoys oo u badan caruur iyo dad waawayn oo jilicsan. Waxa kale oo uu intaasi daba dhigay xaalda ay ku sugan yihiin sida ay tahay waxana uu yidhi ” waa xaalad aad u adag waxa ay ku sugan yihiin degaanka Gargaara, ma haystaan guryo ay hoydaan, ma haystaan biyo iyo cunto ku filan, waxana suura gal ah in ay soo foo saarto xaalad ba’an oo bini’ aadanimo hadii aanan wax gargaar ah lala soo gaadhin.
Maayarku waxa uu taageero u dirsay gabi ahaanba cida ay khusayso ee ka kooban haydaha caalmiga ah kuwo maxaliga ah, xukuumada, iyo qurbojooga.

Dadka reer Lughayaad waxa ay sideedaba haysata abaaro ku raagay oo mudo soo jiitamayay oo ay u dheertahay roob la’aan dad badan  soo baro kicisay ilaa hadana ma helin wax gargaar ah oo ku filan oo soo gaadha.

Wariye:-
Abokor Xasan Caafi

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: