• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Baabuur Laba Ah Oo Ay Kala Wataan Badhasaabka Iyo B/Ku Xigeenka Awdal Oo Calanka Somaliland Ka Babanayo Oo Maanta Boorama Dhex Mushaaxayay Iyo Dareenka Dadka Reer Boorama


calanka-somaliland.jpg

Boorama-(giriyaadnews)-Boorama waxa maanta magaalada Boorama Lagu arkayay baabuur 2 ah oo uu ka Lusho calanka astaanta u ah badhasaabka gobolada calankaas oo kala saaraan baabuurta Badhasaab ku xigeena gobolka iyo kan badhasaabka gobolka ee cusub.

Arintan ayaa waxa ay dad badani iska waydiinayaan sida ay u waafaqsan tahay Protocol-ka looga Baahan yahay Badhasaabka iyo cida xaqa uleh qaadashada calamkaasi iyada oo uu hada gobolka ku sugan yahay badhasaabkii cusbaa ee loo soo Magacaabay.

Shabakada Lughayanews oo isku dayday inay wax ka waydiiso arintan labadaasi masuul ayaa haba yaraatee aanay u suurto galin waxase xusid mudan in arintani ay noqotay maanta mid ay sheekadeedu taalo goobwalba oo gudaha Boorama ah iyada oo dadka soo jiidatay loona odorasayo siyaabo kala duduwan.

Mid ka mid ah dadwaynaha reer Boorama oo Lughayanews la hadlay ayaa waxa uu yidhi ” Waan ka yaabanahay mahala xukuumadani ma wada socoto mise wali Pro-tocolkii ayaanan lawada fahansiin ma aha wax haboon in ay sidani dhacdo dadkuna way ku wareerayaan.

Sidoo kale Mudane kale oo isla reer Boorama ah ayaa qaba dareen ka duwan kan waxan uu yidhi ” waa iska cadi waa wax aan meel fog jirin waxana iska dhow waqtigii xil wareejinta markaa ma aha wax aad u balaadhan.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: