• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Fanaanada Wayn ee caanka Ah Deeqa Axmed Gaydh Oo Loo Aqoonsaday Fanaanada Sanadka 2011


Fanaanada Sanadka 2011

Sep 15, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Fanaanada Wayn ee caanka ah Deeqa Axmed Gaydh ayaa loo aqoonsaday fanaanada sanadka 2011.
Waxaa maalmahan ka socday dood wadaag iyo falaanqayn dheer oo u dhaxaysan abwaaniinta soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Toronto taasoo ujeedada lagaga wada hadlayay ay ahayd sidii loo soo xuli lahaa fanaanka/fanaanada sanadka 2011.

Gabagabadii iyo gunaaanadkii waxaa la go’aamiyay in fanaanka sanadkan 2011 loo aqoonsado fanaanada wayn ee reer Ottawa Deeqa Axmed Gaydh.
Sida uu noo xaqiijiyay Abwaanka wayn ee C/lahi Lagjar oo isagu kamida abwaaniinta baryahan dambe aad looga qadariyo curinta suugaanta Soomaalida ayaa sheegay in deeqa loo gartay inay noqoto fanaanada sanadka.

Hadaan nahay Bahda giriyaadnews waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Deeqa oo hanatay fanaanada sanadka.

giriyaadnews, Ottawa

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: