• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Madaxwaynaha Dalkaasi Maraykanka Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Dawlada Cusub Ee Ka Dhalatay Soomaaliya Iyo Sida Ay Arkaan


undefinedWashington-(Giriyaadnews) M/weynaha Maraykanka Barack Obama oo ka hadlay kulanka ka socda magaalada New York ay yeelanayaan golaha guud ee Q,M ayaa sheegay inuu sooo dhaweynayo is badalada siyaasadeed ee ka dhacay wadamo ay Soomaaliya ka mid tahay.

M/weyne Obama waxaa uu sheegay in xukuumadiisa ay la socota hormarka siyaasadeed ee Soomaaliya ka jira oo xildhibaanadu ay doorteen M/weyne cusub oo uu xusay inuu soo dhaweynayo.

“Waan ku faraxsanahay waana soo dhaweynayaa M/weynaha cusub ee Soomaaliya lo doortay” ayuu yiri M/weynaha Maraykanka.

M/weynaha Maraykanka Barack Obama waxaa uu khudbada uu ka jeediyay xarunta Q,M oo dhinacyo badan taabanaysay ayaa waxaa uu sheegay
in wadamo ay Soomaaliya ay ka mid tahay ay ka dhacday Dimoqraadiyad uuna ku faraxsan yahay sida uu is badalku ku dhacay.

Isbadalo ka dhacay wadamada Mali iyo Sinigol ka dhacay ayuu sheegay inay la mid ahaayeen ki Sooomaliya ka dhacay oo kale.”

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: