• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Qaar Ka Mid Ah Qurba Jooga Somaliland Ee Daneeya Sportiga Oo Boorama Yimid Kulanana La Qaatay Bahda Sportiga Gobolka Awdal+SAWIRO


undefinedBoorama-(JBBC) Waxaa maanta soo gaaray magaalada boorama madax ka socotay masuuliyiin xaga sportiga ka socday oo kormeer ku yimid magaalada boorama oo ka war bixinaayay dhibaatada iyo baahiyaha waaweyn ee haysata gobolada Somaliland gaar ahana ha u liito g/awdal iyo salal.   Madaxshan kulanka balaadhan ka dhacay waxaa ka hadlay isku duwaha sports ee G/awdal iyo salal abdiwahaab yuusuf ibraahin  oo ka war bixiyay dhibaata ku habsatay sportska gobolka awdal oo hoos u dhacii ugu weyna ku dhacay in ciyaartooyadu ayna ahysan meel ay ku ciyaaraanagabkii sport iyo wax yaabihii kaleba sidoo kale waxa uu sheegay in loo baahan yahay basketboolka in uu isna aad u liito wax aan ka helna oo wasaarada nooga yimaada wuu yar yahay garoonj ma jiro ciyaartooyadiina baahi ayaa ku habsatay nin kasta isaga ayaa naftiisa ku dhiiri galiya in uu helo ciyaar kaliya oo wax aan lagu qiimeeya lahayn .   Waxaa kale oo ka xadlay madashan kulanku ka dhacay oo ahayd wasaarada sportga ee g/ awdal oo lagu qabtay shirkan waxaa ka hadlay cabdi ismaciil mahamuudoo ka mid ah qurba joogta somalialnd ee dadaalka ugu jirta sidii looga warhayn lahaa sportiga  oo ka  war bixinaayay sida loo soo noolayn karaayo sportga gobolada gaar ahaan awdal iyo salal oo sheegyan in is bedel weyn lagu samayn doono heerka uu taagan yahay maanta iyo dhibaatada dhalinyarada haysata wasaarada oo aan waxba ku soo kordhin sidoo kalena sheegay in uu ka caawin doono garoon la’aanta dhaqaalaha aqabaka looo baahan yahay iyo dhamaanba wixii kale eek u saabsan sportiga oo sida ugu dhaqshaha badan loogu soo gurman doono carabaabayna in uu aad uga xunyahay sida uu wax u arkay iyo sida uu moodaayey oo kaaf iyo kale dheeri ahayd laakiin wax weyn laga badalaayo ku balan qaaday isagoo hadalkiisa kaga baxaysidan.   Sidoo kale waxaa ka hadlay Hassan waraabe Cade oo ah qurba jog isna ka waramay in uu wax badan ka soo shaqeeyay sportiga ahaana nin wadanka joogay markuu yaraana ciyaari jiray kubada cagta oo in adana ka soo shaqeeyey koobkii ka socon jiray gobolada Somaliland si fiicana ula socda dhalinyarada Somaliland in ay u baahan yihiin in la siiyo tababaro waaweyn oo ay ku bartaan soona nooleeyaan kubada cagta ee gobolada in la sameeyo ciyaartooyo tayo leh waxaa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay goobihi lagy ciyaari lahaa meelihii lagu labisan lahaa meelihii lagu aala miitayn lahaa meelihii laseexan lahaa taasina ay taasina looga baahan yahay in dadku ay wax qabsadaan dawlada lala socod siin doono waxa loo baahan yahay wax kastana ka warhayn doona kormeerna ku maraaya gobolada Somaliland sidii wax weyn looga qaban lahaa sportiga wasaaradu ka seexatay ee dhalinyarada dalkiiba ka tahriibtay baahi darteed in mishaarka loo bilaabi doono teamka la dhiso oo dhan iyo in la xasuusnaado mar kasta sportga gaar ahaan aan ka warhayn doono ku soo koobay hadaladiisa.   Waxaa kale oo ka hadlay tababaraha kooxda kubada cagta ee xulka G/awdal macalinka abdiqaadir nuur daahir oo wax weyn ka waramay dhibaatada ugu horayn haystada waxyaabo badana ka sheekeeyey sidii uu u toobabari jiray xulkiisa kubad la laago iyo orod iyo in ay waayeen waxyaabihii sida kubada dhar badal ah dharkii aalamiintada ciyaartooyga oo haduu dhaawaca soo gaaro meel la geeyo ayna jirin iyo garoon la’aan biyo la’aanta marka ciyaartu dhacayso dhaqaale la’aan waxyaabo badan kaga hadlay codsina u diray qurba joogta Somaliland e gobolada dalka gaar ahaan umada reer awdal iyo salal in laga warhayo sportiga gobolku in uu maanta taagan yahay meeshii ugu lidatay kana xumaaday waxyaabaha ku habsaty gobolka in ay thay dhalinyardii in lagala dhagaalamaayo  sigaarkii jaadkii mukhaadaraadkii sadex marka loo qaybshana ka qayb ahaan la hayo dhalinyarada oo taasina ay keentay dhaqaale la’aanta ka jirta sportska.   Isku soo wada duuboo shirkan maana ka dhacay madasha wasaarada sportiga iyo hidaha dhaqanka oo lagu lafa guraayey sidii wax looga qaban lahaa loona dhaqaajin lahaa sportiga Somaliland iyo gaar gobolka awdal in lala soo gaardho gurmad deg deg ah dad u maqan ma jiraan gobolkan awdal oo wax ka qabata sportiga meeshii ugu liidatay maraaya sidaasina waxaa ku dhamaaday kulnakii ka qabsoomay magaalada boorama ee kormeerayaashii sportisa Somaliland ahaa ee qurbaha ka timid.” undefinedundefined Boorama/Giriyaadnews/Somaliland

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: