• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Faysal Cali Warabe Oo Soo Dhaweeyay Aragtida Prof Axmad Ismacil Samatar


Hargaysa(Giriyaadnews) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Warabe iyo safar uu ku imid somaliland.

” waan soo dhawaynaynaa go,aanka geesinimada leh ee uu qaatay prof axmad ismacil samatar ee ah inuu dalkiisa dib ugu soo laabto isla markaasna iska casilo xubintii barlamaanka somaliya ee marka horeba waxba ahayn ee magac u yaalka ahayd.

Waxaan hubaa in Prof. samatar uu Somaliland wax weyn u soo kordhin doono, islamarkaana uu ka qayb qaadan doono halka dheer ee ay ku jirto Somaliland.”

Faysal, wuxuu sheegay inuu si dadban ugu jiray soo dhawaynta Axmed Ismaaciil Samatar, “Anigu waan la socday muddooyinkii u dambeeyay doodaha uu kaga jiray dalka Maraykanka.”

Faysal, wuxuu ugu dambayn yidhi, “Qofku marka uu wadankiisa ku soo noqdo ee uu xaqiiqada arko lama dhibaateeyo ee waa la soo dhaweeyaa laguna ammaanaa. Markaas Axmed wuu ku ammaananyahay xaqiiqd.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: