• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Prof Axmad Ismacil Samatar Oo Salaadiinta Somaliland Kulano La Qaatay Iyo Nuxurka Arimaha Ay Ka Wada Hadleen


 

 

Regional Map of Somaliland, based on: thumb|left

Regional Map of Somaliland, based on: thumb|left (Photo credit: Wikipedia)

 

eeeloHargaysa(Giriyaadnews)Salaadiinta Somaliland ayaa shalay casuumad qado sharaf ah u sameeyay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo todobaadkan todobaadkan soo gabagabeeyay socdaaladii uu ku soo maray gobollada dalka. Caasumada ay Salaadiinta Somaliland shalay u sameeyeen Prof. Samatar oo ka qabsomay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa casuumada soo dhawaynta ah ee Salaadiinta Somaliland ay u sameeyeen Professor-ka, oo goob joog ka ahaayeen Salaadiin tiradoodu gaadhayso soddomeeeyo dhamaantood ka soo wada jeeda Somaliland. Kulankaasi oo aan loo ogolaan saxaafada ayaa ilo xogogaal ah oo lagu kalsoon yahay  ayaa saxaafada u xaqiijiyeen in Prof Axmed Ismaaciil Samatar Salaadiinta uga xogwaramay sida uu ugu dhashay socdaalkiisa uu xilligan ugu soo guryo noqday Somaliland  iyo waxyaalaha uu ku soo arkay muddadii uu socdaalada uu ku gaalaabixiyay gobollada dalka Waxa kale oo ila waraadyadu tibaaxeen in Prof Samatar ay Salaadiintu u soo jeediyeen inuu ka qayb qaato dadaalada ictiraaf raadinta Somaliland. Waxa kale oo wararku intaas ku darayaan in Salaadiintu kulankaasi ay su’aalo la xidhiidha aragtidiisii hore ee midnimada Soomaaliya wax ka waydiiyeen, Prof. Samatarna la tibaaxay inuu Salaadiinta sharaxaad ka siiyay waxyaalihii uu kala kulmay Somaliland iyo socdaaladii uu ku soo maray gobollada dalka.

 

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: