• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Macdan Boob Ka Bilawday Gobolka Awdal Iyo Khatarta Ka Soo Fool Leh


English: consejo de cali

MACDABoorama-(Giriyaadnews)-Dhawaan ayay ahaty markii koox ajnabi a h oo macdan boob ah lagu qabtay deegaanada looyaqaano Xiirka oo 9 km u jirta Cali Xaydh ,

Ciidamada Booliska ee Gobolka Awdal ayaa gacanta ku soo dhigaykoox ajinabi ah oo si sharci daro ah macdan uga sahaminayay buuraha Turki iyo Xiirka ee degmadaLughaya ee gobolka Awdal.Kooxdan ajinabiga ah oo ahaa sedex nin oo u dhashay dalka PAKISTAN isla markaana uu la socdayin muwaadin Somalilander ah ayaa lagu soo xidhaysaldhiga dhexe ee Boorama saqdii dhexe ee xalay, isla markaana waxa saaka subaxloo gudbiyay dhinaca magaalada Hargaysa. Madaxda ciidanka Booliska ee Gobolka Awdal ayaa ka gaabsadayinayfaahfaahin ka bixiyaan waxa lagu soo xidhayraggan ajinabiga ah, balse waxa ayxaqiijiyeen in amar xaga sare ka yimid kadib ay u gudbiyeen dhinaca magaalada Hargaysa.Dhinaca kale dadka degaanka Calixaydh ee degmada BAKI oo ayka timid dacwada lagu xidhaykooxdan ajinabiga ah ayaa shabakada u xaqiijiyayinay dacwadooda gaarsiiyeen madaxda degmada Baki kadib markii ay arkeen kooxdan oo u socota si aanan la fahmi karin isla markaana guranaya macdanta buuraha Turki iyo Xiirka.“Waxa hubaal ah oo aan baryahii u dambeeyay oo dhan la soconay dhaqdhaqaayo isa soo tarayay oo ay wadeen muwaadiniin danaysato ah oo nagaga imanayay dhinaca Gabilay, waxa ayku soo laalaabanayeen degaanka, waxa aan la kulanaykuwii u dambeeyay, waxa ay noo sheegeen in ayka yimaadeen dhinaca Hargaysa, sidoo kale waxa ay naga dalbadeen inaan ku hagno buurahan, ma jirin waxintan dheer oo ay na waydiiyeen, waxana aan ka shikinaysida ay maamulka degmada isku baal bariyeen, markii aan u sheegnayna waxa aan ogaanayin ay wado qaldan ku socdaan, ciidamada booliska ayaa yimid, gabi ahaantoodna gacanta ku soo dhigay oo u qaaday dhinaca Boorama” sidan waxa yidhi in ku sugan degaanka Cali Xaydh oo ka waramayay waxa ay u dacweeyeen raggaan Ajinabiga ah.

Giriyaadnews/Awdal/Borama

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: