• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

War Deg Deg Ah Dabaylaha Aasowga Oo Sababay In Ay Ambadaan Afar Baabuurtii Maraysay Banka Giriyaad


Saylac(Giriyaadnews) – Bisha July Badanaa waxa deegaanada Xeebaha ka dhaca dabaylo xoogan oo siigo badan taasi oo loo yaqaqaano AASOW hadab dabaylahaasi ayaa dhibaatooyin ka gaystay deegaano ay ka mid yihiin Ceelgaal iyaga oo dumiyey guryo farabadan dadka deegaanka oo khadka telefoonka aanu kula xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyay sidaasi.

Dhinaca kalena dabaylahan aasawgu waxa ay waxyeelo ba an gaadh siiyeen wadooyinkii banka dhexdiisa ahaa ee ay gaa diidku marayeen kuwaasi oo ay qariyeen kadibna baabuurtii xalay ka soo baxday Djabouti ee u soo socotay deegaanada oogada Somaliland qaarkood la laayahay , ugu yaraan Afar baabuur ayaa haatan ku ambaday deegaanka banka giriyaad kuwaasi oo siday dad rakaaba ah oo ka yimid DJabouti Ilaa iyo haatana jaan iyo cidhib meel ay dhigeen la laayahay.
Dabayluhu waxa kale oo ay waxyeelo ba an u gaysteen xoolo hii deegaankaasi iyaga oo gabi ahaanba aasay ceelashiibiyaha ahaa ee ay dadka iyo xooluhu ka cabayeen islamarkaasina hakad galiyey hawlihii isku socodka ee dhamaanba deegaanadaasi.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: