• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Ciidamada Ethiopia Oo Isaga Baxay Baydhabo Iyo Ciidamada AMISOM Oo La Weeragay Xarumihii Ay Baneeyeen


Ethiopian troops ride on a military truck in Somali's capital MogadishuMuqdisho(Giriyaadnews) Sida warar naga soo gaadhay Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ay tibaaxayaan ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopianka ahi ay baneeyay fariisimo ay kaga sugnaayeen Gobalkaasi.

Goobaha ciidanka Ethiopia ay baneeyeen ayaa waxaa la sheegay in lagu wareejiyay ciidanka Amisom ee howlgalka ujooga dalka Soomaaliya. Xarumaha Magaalada Baydhabo ay kaga sugnaayeen ee ciidanka ay baneeyeen ayaa waxaa kamid ah garoonka, Madaxtooyadii Maamulkii Hore Warshadii Hassey iyo Meelo kale oo kamid ah Magaalada Baydhabo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia ay ka baxayaan guud ahaan Gobalka Baay,iyadoo aan la ogeyn sababta ka dambeysa ka bixitaankooda Gobalkaasi.

Lama oga sababta ka dambeysa in ciidamada Ethiopia ay baneeyaan fariisimo ciidan oo ay ku lahaayeen magaalada Baydhabo ee Gobalkaasi.

Masuuliyiinta maamulka KMG ee xilkooda uu dhamaaday ee ku sugan Magaalada Baydhabo oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday inay faah-faahin ka bixiyaan sababta ciidanka Ethiopia ay uga baxeen fariisamadii ay ku sugnaan jireen.

Giriyaadnews/Muqdisho/Somaliya

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: