• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Boorama Oo Caawa Roobab Lagu Diirsaday Ay Ka Da” een


undefinedBorama (Giriyaadnews)-Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxa ay tahay bil dadka islaamka ahi meelkasta oo ay dunidan kaga noolyihiin ay  ka soomaan dhamaan shahawaadka iyo baahiyaha aas aassiga ah ee cunida cabida iyo wixii la mid ah  sidaasi darteedna waxa maalmihiilasoo dhaaafay ay ahad maalmo kulul oo qoraxdu ay duljoogtay wadamada ka hooseeya Saxaaaraha Afrika dabaylo xoogan oo iyagu qalalsan .
Hadaba maanta  fiidkii waxa bedelay neecawda roobka taasi oo ilaa iyo saaka uu cirku ahaa mid fadleh islamarkaasina  roob wanaagan oo aadna loogu diirsaday uu maanta  ilaacaaawa ka da ayey  magaalada Boorama waxaana uu afturkii ka dib uu kalaxidhay iskusocodka magaalada Boorama isaga oo aadna u Biyo dhigay
Sikastaba ha aatee dawaynaha Boorama iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ka dareen celinayaan roobabkan oo ay aad ilaahay ugu mahad celinayaan

The Borama script for the Somali language

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: