• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Xaruntii Saadaasha Hawada Borama Oo La Xaraashay Iyo Dareenka Ku Gadaaman.


 rainBorama -Giriyaadnews – Wararka soo ifbaxaya ayaa sheegaya in dhul danguud ah oo dawladihii hore ee soo maray dalku ay ugu talo galeen in ladhigo qalabka lagu cabiro saadaasha hawada iyo roobka ee loo yaqaano ROOB BEEG oo ku ooli jiray agagaarka xarunta gobolka Awdal ee shacabka Boorama , gabi ahaanba la xaraashay ,

Goobtan oo ahayd goob aad ugu muhiim ah gobolka Awdal iyo magaalada Boorama mararbadana ay maamuladii gobolka ee kan ka horeeyey isku dayeen in ay casriyeeyaan oo lagu rakibo qalabyada kaladuwan ee lagu ogaado duufaanada , dabaylaha , iyo dhulgariirka oo khatarbadani ay kaga timiday magaalada Boorama sanadihii sideetamaadkii oo guryo badani ku burbureen islamarkaasina dhulgariirku noqday khatar ta ugu wayn ee laga boqo ee masiibooyinka dabiiciga ah , taasina ay keentay in badan ay ka dhawrsadaan maamuladii kaladuwanaa ee soomaray gobolka Awda in ay dhulkaasi banaan lagado ama danahooda gaar ka ah ay uga faa iidaystaan , haseyeeshee maanta dhulkii sidaasi ahmiyada wayn lahaa waxa uu galay gacanta dadwayne iyada oo aanan wali la ogayn cida dhabta ah ee iibisay goobtani balse loo malaynayo in maamulka gobolku ku lugleeyihiin .
Dhinaca kale maamulka gobolka iyo kan degmada Boorama wali midkoodna kama uusan hadal arinta dhulkan
Sikastaba ha ahaatee hadii ay arintani ay lug kuleeyahay mmaamulka gobolku waxa ay muujinaysaa siyaasadaha guracan ee boobka hantida qaranka ee madaxwayne Siranyo oo badhasaabka Awdalna uu fulinayo

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: