• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Daawo Dawlada Hoose Ee Borama Oo 10,Kun Oo Dollar Ugu Deeqday W/ Caafimaadka Gobolka


Borama -(Giriyaadnews)-masuuliyiinta gobolka iyo dawlada hoose ee degmada Borama ayaa waxa ay maanta ka qaybgaleen munaasibad , la xidhiidhay Dawlada hoose ee Boorama oo dhawaan tobankun oo doolar kuwareejisay Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal taasi oo loogu talo galay in xaafada sheedheer ee magaalada borama loogu dhamaystiro Xarun cusub oo ah Caafimaad Hooyada iyo dhalaanka ama MCH .
Munaasibadan ayaa waxa goob joog ahaa Maayerka Boorama Sulaymaan Xasan Xadi , Badhasaabka Awdal Cabdoo Axmed Ayer , Xoghayaha dawlada hoose , Agaasimaha Caafimaadka Aaas Aasiga ah Maxamed Xaaji Cumar Yaabe , Maamulaha Cisbitaalka Borama Dr Ismaaciil Xaaji Muxumed Aye iyo dadwayne frabadan oo kale .
Masuuliyiintaasi ayaa waxa ay ka wadahadleen muhimada uu ay xaruntani u u yeelan doono adeega caafimaad ee hooyada iyo dhalaanka xaafadan sheeddheer iyada oo ay halkaasi aad ugu baahnayd xarun tan oo kale .hadaba hoos ka daawo

 

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: