• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Daawo Gudoomiyaha Baanka Dhexe Prof: Cabdisalaan Cumar Hadliye Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedaymaha Ay Dhawaan U Soo Jeedisay Qaramada Midoobay+VIDEO


Muqdisho(Giriyaadnews) Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee dowlada federalka somaliya Prof: C/salaan Cumar Hadlaye oo waraysi siiyey Tv.ga Somali Channel ayaa gaashaanka u daruuray hadal dhawaan ka soo yeedhay Gudiga la socodka Ee Somaliya iyo Eriteria ay sheegen in qaar ka tirsan xubnaha doewlada ugu muhiimsan ay ku kaceen fal Musuq-maasuq ah taas oo carabbaabtay Gudoomiyaha Baanka Laftigiisa.
Hada Hoos Ka Daawo Gudoomiyaha Oo Hadalkaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Kuna Baqaay In La Soo Diro Gudi Dhex-dhexaad ah Oo Labada Dhinaca Midna Ahayn

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: