• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Daawo Wasiir Garaad Oo Odayaasha Dila Ka Dalbay In Ay Canbaareeyaan Golaha Wadatashiga Qaran


Dila(Giriyaadnews)-Wararka aanu ka helayno deegaanka degmada Dila Ayaa sheegaya in wasiir ka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada mudane Axmed Maxamed Garaad uu ka dal bay odayaasha deegaanka degmada Dila in ay si kulul u canbaareeyaan golaha wadatashiga iyo toosinta qaran ee dhawaan siyaasiyiin ka mid ahaa ururkii SNM ay Hargaysa kaga dhawaaqeen taasi oo dood dheer ka dib ay qaar ka mid ah odayaasha degmadaasi ay warbaahinta ka hadleen iyaga oo canbaaraynaya golahaasi.
Hadaba Hoos Ka Daalaco Sida Arinkan Looga Hadlay:

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: