• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Halkan Ka Daawo Xisbiga Mucaaradka UCID Oo Banaanbax Kooban Ka Hor Dhigay Xafiiska Ucid Uu Ku Leeyahay Hargeysa Iyo Mas’uuliyiin Khudbado Ka Soo Jeediyay


UCID-1Hargeysa-(Giriyaadnews)-Taageerayaasha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa maanta isku soo bax kooban ka dhigay barxadda hore ee xisbigaasi ku leeyahay xaafadda shacabka ee Magaalada Hargeysa.
Isku soo baxan, ayaa waxa ka qayb-galay Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbigaasi, Jamaal Cali Xuseen, Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbigaasi, Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) iyo Masuuliyiin ka mid ah xisbiga Waddani.
Masuuliyiinta xisbiga UCID, oo halkaasi hadal uga jeediyay taageerayaashooda, ayaa xukuumadda u soo jeediyay eedaymo badan oo ay ka mid ahaayeen inay tacadiyo kula kacday masuuliyiin xisbigaasi ah oo abaabulay Mudaharaadka ay saaka ku qabteen xaruntooda.
sidoo kale, Musharaxa Madaxwaynaha iyo Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbigaasi, ayaa xukuumadda talada dalka haysa iyo Madaxwayne Axmed Siilaanyo u soo jeediyay talooyin muhiim u ah isku duubnida shacabka iyo jiritaanka nabadgalyada dalka, waxayna cambaareeyeen xadhiga soo noqnoqday ee xukuumaddu ku hayso saxaafadda Madaxa-banaan.
dhanka kale, xukuumadda ayaa ciidamo boolis ah dul dhigtay xarunta dhexe ee xisbigaasi ee uu ka dhacay dibad-baxu, kuwaasi oo loogu talo-galay inay ka hor-tagaan ciddii ammaanka waxyeelaysa.

Giriyaadnews/Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: