• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Wasiirada Arimaha Dibada Ee Dowlada Somaliya Marwo Fooziya Oo Ka Warbixisay Shirkii Africa Iyo France Ee Ay Ka Qaybgashay


fooziya

Muqdisho(Giriyaadnews)-Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam iyo wafdi ay hogaamineyso oo ka qeybgalay shir madaxeedka wadamada Africa iyo Farance ee ku qabsoomay magaalada Paris 6-7 December , dibna ugu soo laabatay caasimadda Muqdisho , ayaa waxa ay faah-faahin ka bixisay waxyaabihii ka soo baxay shirkaasi iyo kulamo gaar gaar ah oo ay la kala yeelatay madaxda iyo Wasiirada shirkaasi ka qeybgalay oo ay u jeedisay codsi ah in laga taageero Soomaaliya dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha .

H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaa waxa ay sidoo kale sheegtay in dowladda Soomaaliya ay dhambaal tacsi ah ay u dirtay dowladda South Africa oo ku aadan geerida Madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela oo ah hogaamiye u halgamay xoriyadda iyo la dagaalanka xukunkii midab takoorka ee wadankaasi soo maamulay . Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaa waxaa socdaalkeeda ku wehlinayay Agaasimaha guud ee Hey’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka (NISA) General Bashir Mohamed Jama ,Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Abdi Esse Dirshe ,Afhayeenka Madaxtooyada qaranka Eng. Abdirahman Omar Osman “ Yarisow” iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda

Giriyaadnews/Muqdisho/Somaliya

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: