• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Afhayeenka Alshabaab Oo Markale Fariin Hanjabaada U Diray Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya


images (1)

Muqdisho(Giriyaadnews)-Afayeenka guud ee xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (sh.cali dheere) ayaa mar kale hanjabaad hawada u mariyay dhamaan dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Sheekh Cali dheere wuxuu sheegay in wixii hore kenya uga dhacay gaar ahaan bishii semtember ee lagu weeraray suuqa ganacsiga westgate inuu ahaa wax lagu cibra qaato.

“waxaa dhintay haween badan ragii qabay,waxaa agoontoobay ilmo badan,waa la baroortay markii uu dhacay weerarkii Nayroobi taasna waxan is leenahay waxay cibra qaadasho u tahay kuwa iyaguna ciidamada ka joogaan,sidoo kale waxay aar gudasho u tahay muslimiintii ay laayeen askarta Kenya “ayuu yiri sheekh Cali .

Afhayeenka wuxuu carabka ku dhuftay in dagaal yahanadooda soo jeedaan islamarkaana aaney aheyn kuwa hurda ,maaliney ahaatana ay u aagudi doonaan dadk muslimiinta ah.
“waxaan ugu bishaareyneynaa muslimiinta inay jiraan mujaahidiin walaalahood ah oo diyaar u ah inay u aargudaan mar kasta”ayuu mar kale yiri sheekh Cali dheere.

Dalalka ay ciidamada ka joogaan ayuu sheekh Cali dheere hanjabaad hawada u mariyay isagoo ugu goodiyay inay maalin uun dalalkaasi weerari doonaan hadii sida uu sheegay ay ka bixi waaaan dalka Soomaaliya.

Afhayeenku wuxuu xusay inay ka aargudan doonaan cid kasta oo sida uu sheegay ku soo xadgudubta diinta islaamka iyo dalka soomaalida.“waxaan leenahay waqti waad haysataan kuwa dalkeena ku soo duulay iska baxa hadaad diidaan sida kenya ayaad u barooran doontaan insha allaah”ayuu yiri Sheekh Cali dheere.

 

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: